GDPR

Waa imisa qiimaha adeegyadu?

Adeegyada turjumaada waa lacag la'aan dadka adeega qaata, hay'adaha dawladda iyo wakiiladooda ka diiwaan gashan nidaamka oo buuxiya shuruudaha.